Siraat Prime,
The Path to Prosperity

SIRAAT PRIME waa shirkad ku takhasustay bixinta adeegyada Multi Account Management (MAM) ee Forex. Waxaan siinaa macaamiisheena fursad ay si madax-bannaan ugu maalgashadaan suuqa caalamiga ah.

Forex trading illustration

How It Works

Simple, transparent, and secure. Get started in four easy steps.

Deposit Funds

Open a broker account and deposit directly into your own name for full transparency.

Connect to MAM

Link your account to our Managed Account Module. You retain control and ownership.

Share Profits

Enjoy monthly profit sharing based on your chosen plan. Simple and transparent.

Withdraw Anytime

Your funds are never locked. Withdraw partially or fully at your discretion.

Our Services

We provide professional, transparent and client-focused financial services.

Multi Account Management (MAM)

Maamulida Akoona kala duwan anagoo u maamuleyna si xirfad leh oo ku saleysan istaraatiijiyad cilmi ah.

Risk Management

Istaraatiijiyo loogu talagalay yaraynta khasaaraha iyo ilaalinta hantida macaamilka.

Profit Sharing Model

40% shirkadda, 60% macaamilka (kaliya marka faa’iido jirto).

Real-Time Monitoring

Macaamiishu waxay si toos ah uga arki karaan dhaqdhaqaaqa akoonkooda.

Client Support

Taageero joogto ah oo luuqadaha Somali iyo English ah.

Our Core Values

Principles that guide how we serve and build trust with our clients.

Transparency

Daahfurnaan buuxda oo ku saabsan Hantida iyo faa’iidada.

Integrity

Inaan ilaalino kalsoonida macaamiisha iyo lacagtooda.

Excellence

Inaan bixino adeeg tayo sare leh oo la isku halleyn karo.

Confidentiality

Sir ilaalin buuxda oo ku saabsan xogta macaamiisha.

Experience

Khibrad 5 sano & kabadan.

High Rank Clients

Waxaan u shaqeynaa bulshada dadka ugu sareeyo (Siyaasiyiin, Ganacsato & Maalqabeeno).

About Us

SIRAAT PRIME waa shirkad ku takhasustay bixinta adeegyada Multi Account Management (MAM) ee Forex. Waxaan siinaa macaamiisheena fursad ay si madax-bannaan ugu maalgashadaan suuqa caalamiga ah, iyadoo khubarada shirkada ay si xirfad leh ugu maamulaan Hantidooda.

Shirkaddu ma qabato lacagta macaamiisha. Badalkeeda, macaamiilka ayaa xor u ah maamulida Hantidiisa taas oo ka dhigan in shirkadu ay macaamiisha siiso xoriyad lacageed & koritaan la isku halleyn karo.

MAM Expertise

Global Reach

Sababta Naloo Doorto

Waxaan ku faanaa farqiga naga dhaxeeya iyo sida aan ugu adeegno macaamiisheena si xirfad leh oo daahfuran.

Daahfurnaan

Wax qarsoon ma jiro, waxaan bixinaa adeeg ku dhisan daacadnimo & hufnaan.

Khibrad

Trading ku saleysan cilmi iyo research qoto dheer oo suuqyada ah.

Xorriyad

Akoonkaaga adiga ayaa leh, adiga ayaad go’aansaneysa maamulka hantida.

Kalsooni

Macaamiil lagu aamini karo, xiriir joogto ah & adeeg tayo leh.

Meet Our Leadership

Hoggaanka Siraat Prime waxa uu leeyahay khibrad qoto dheer oo ku saabsan suuqyada caalamiga ah, istaraatiijiyad iyo maamulka hantida.

Nazri Omar Ahmed

Nazri Omar Ahmed

CEO - Siraat Prime

Waxaan ahay madaxda shirkada Siraat Prime ee kashaqeysa suuqyada caalamiga ah. Safarkeeyga waxa uu kasoobilaawday shirkada Hormuud Telecom halkaas oo aan ka shaqeeyay 4 sano anigoo noqday supervisor. Kadib waxaan kusii baxay suuqyada caalamiga ah muddo 4 sano ah, waxaanan si gaar ah ugu shaqeeyay shaqsiyaad caan ah oo aan ilaa hadda umaamulo hantidooda si masuuliyad leh.

Abdulkadir Abdirahman Hussein

Abdulkadir Abdirahman Hussein

Founder - Siraat Prime

Waxaan ahay asaasaha shirkada Siraat Prime ee kashaqeysa suuqyada caalamiga ah. Safarkeyga wuxuu bilaabmay 2019 markaas oo aan kusoobiiray suuqyada caalamiga ah anigoo ka shaqeeyay habab kala duwan.

Vision & Mission

What drives us forward and defines our purpose.

Our Vision

Inaan noqono hormuudka bixinta adeegyada Multi Account Management (MAM) ee Forex, annagoo macaamiisheena siinayna maalgashi madax-bannaan, ammaan ah, oo ku saleysan xirfad iyo daahfurnaan, si ay u gaaraan guulo dhaqaale oo joogto ah.

Our Mission

Waxaan u heellan nahay inaan macaamiisheena ku hagno safar maalgashi oo ammaan, daahfuran, iyo faa’iido leh, annagoo ilaalinayna madax-bannaanida akoonkooda, hubinayna in lacagtooda ay mar walba gacantooda ku jirto, isla markaana si cadaalad ah ula wadaagna faa’iidada la gaaro. Istaraatiijiyadeena waxay ku dhisan tahay cilmi, khibrad, iyo kalsooni.

FAQ (Su’aalaha Caanka ah)

Halkan ka hel jawaabo degdeg ah oo ku saabsan adeegyada MAM iyo Forex.